Muslimka wax-soo-saarka leh. Meesha ay ku kulmaan iimaanka iyo wax-soo-saarku (productivity)
Buuggaan waxaa la yiraahdaa The Productive Muslim, waxaana qoray nin la yiraahdo Mohamed Faris, buugaan runtii markii sannadihii la soo dhaafay oo dhan buugaagta