F.g: Coins-kaan aan kuu sheegaayo ma ahan financial advice, waxaana suurtagal ah waxkasta oo aan hadda kaaga sheego fikradeedu inay berri is badasho, maadaama uu suuqaan yahay volatile, sidoo kalena u baahan yahay inaad warbixinadiisa si dhow ula socoto.
Haddii aad raadineyso coins leh mustaqbal weyn, waxaan rabaa inaan kuu soo bandhigo 6 coin oo si weyn loogu hadal hayo maanta:
Hedera (HBAR) – Teknolojiyad cusub oo ku shaqeysa Hashgraph, taasoo ka dhaqsiyo badan blockchain-yada caadiga ah, bixineysa transactions degdeg ah, kharashaadkeeda oo aad u hooseeya, iyo inay isticmaasho tamar yar. Waxay leedahay maamul daahfuran oo ay ka mid yihiin shirkado waaweyn sida Google iyo IBM.
Sui – Waa blockchain casri ah oo xoogga saaraya xawaaraha iyo TPS-keeda, waxaana la filayaa inuu si weyn ula tartamo Solana.
Sei – Blockchain diiradda saaraya is-weydaarsiyada dhanka decentralized (DEX), taasoo ku wanaagsan dhanka xawaaraha sare oo ku habboon transactions-ka degdegga ah.
Fet (Fetch.ai) – AI (Artificial Intelligence) oo bixiya barnaamijyo AI ah, taasoo fududeysa go’aan qaadashada degdegga ah.
Gala – Coin dhanka waxauu caan ku yahay dhanka ciyaaraha Web3 iyo NFTs, waxayna lee yihiim khibrado ciyaareed oo cusub, halka ciyaartooyda ku lugta leh ciyaarahooda ay noqdaan milkiilayaal qayb ka ah hantida digital-ka ah.
Lingo – Coin cusub oo ku shaqeysa Real World Assets (RWA), taasoo u oggolaanaysa isticmaaleyaasha inay helaan abaalmarino dhabta ah sida kaararka hadiyadda, tigidhada safarka, iyo adeegyo kale oo toos ah oo nolosha dhabta ah wax wayn kuu taraysa.
Coins-kan waa kuwo laga filayo inay beddelaan mustaqbalka teknolojiyadda Web3, AI, iyo RWA, iyadoo xalal cusub ay soo kordhinayaan.
Haddii aad rabto inaad wax badan ka ogaato coins-kan, gaar ahaan Lingo, waxaad booqan kartaa mareegyadooda, mareegta rasmiga ah ee Lingo waa MyLingo.io, maadaama iyadu ay cusub tahay.
Dhanka kale coins-kaan qayb kamida baaba faa’ido aad fiican sameeyay oo dadka qaar ay faa’ido kala baxeen, sidoo kalena meel ka fiican waa us ii socdaan.
Si kastaba ha noqotee, DYOR (Do Your Own Research) ka hor inta aadan go’aan qaadan.